Denmark: Wararkii ugu dambeeyey ee COVID-19

Ku soo dhawaada warkii ugu dambeeyay ee xaalada Corona-virus ee wadanka Denmark,

Guud ahaa ilaa hada waxaa wadanka Denmark ugu geeryoodey xanuunka 543 qof

Tiradan waxaa ku jira 6 qof oo 24 saacadood ee ugu dambeeyey geeryoodey

Waxaa xanuunka dartiis cisbitaalada u yaala maanta 148 qof

tirad dadka 48 saacadood ee ugu dambeeyey isu gudbisey xanuunku guud ahaan waa 67 qof.

 

Qofkasta oo iska shakiyana waa labaadhikaraa isla markiiba.

 

Sikastaba ha ahaatee waxaa muuqata in ay Denmark si buuxda u xakameysay xanuunka ,

waxaana hada doodeedu socotaa furitaanka xuduudaha dalka gaar ahaan kuwa ay DK la wadaato dalalka yurub oo la rajeynayo in la furo bisha Juun gudaheeda.

 

 

Category