Kiis naxdin leh oo gabdhaha Soomaaliyeed heesta

๐Š๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ฐ๐š๐ญ๐š!

Gabar ayaa goโ€™aansatay inay Cadeyso Maqaarkeeda, waxay marsaneysay ๐’๐“๐„๐‘๐Ž๐ˆ๐ƒ๐’ muddo badan.

๐๐š๐ญ๐ข๐ข๐ฃ๐š๐๐š:

Waxay la kulantay dhammaan dhibaatooyinka Daawooyinka ๐’๐“๐„๐‘๐Ž๐ˆ๐ƒ๐’-๐ค๐š:

- Waxaa ku dhacay ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐  ๐’๐ฒ๐ง๐๐ซ๐จ๐ฆ๐ž.

- Jidhkeedii wuu bararay.

- Murqaha way daciifeen oo way yaraadeen(muscle westing)

- Maqaarka qafiif ayuu noqday oo waxaa ka muuqda calaamado Casaan ah.

- Calooshu way weynaatay.

- Waxaa ku dhacay ๐ฐ๐š๐ฅ๐ฐ๐š๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐ฒ๐š๐-๐ฃ๐š๐›

- Xanuun caloosha ah oo aan dhamaanin

- Xitaa weel biyo ah ma qaadi karto markii ay joojisay daawada, waxey gashay ๐š๐๐ซ๐ž๐ง๐š๐ฅ ๐ข๐ง๐ฌ๐ฎ๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ฒ.

๐‡๐š๐๐๐š: Waxaan bilaabi doonnaa baaritaanno fara badan si loo ogaado in Qanjirka soo saara Cortisolka ee (๐š๐๐ซ๐ž๐ง๐š๐ฅ ๐ ๐ฅ๐š๐ง๐) in uu joojiyay soo saarista cortisone-ka โ€”taasoo keeni karta in ay u baahato ๐ค๐จ๐ซ๐ข๐ญ๐ฌ๐จ๐จ๐ง ๐œ๐ข๐ฆ๐ซ๐ข๐ ๐ž๐ž๐๐š ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ค๐š ๐๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ง.

๐†๐ฎ๐ง๐š๐š๐ง๐š๐: Waxaa rajeynayaa in Daawooyinka STEROIDS-ka lagu koobo Xaruumo Gooni ah, lagana joojiyo tukaamadaaan iyo suuqyadaan lagu gadaayo, sida ka jirto dalalka nidaamka caafimaad ee adag leh.

W/Q:Dr-Abdirahman Shihaab

Category