Wafti katagey Hargeysa oo booqdey Balligubadle Green House

Wafti ballaadhan oo socdaal ku tagay magaalo madaxda gobolka Hawd ee Balligubadle waftigaa oo soo eegayey mashruuca haayada GIZ kawada magaalada Baligubadle cusbitaalka magaalada iyo mashruuca nutrition learning Centre (Balligubadle Green House) oo ay maalgelisay dawlada Jermalka fulisayna haayada GIZ ee Jarmalka.

Waftiga waxaa ka mid ah Madaxa haayada GIZ Somaliland Dr. Ahmed, wasiirkii hore wasaarada qorsheynta qaranka Somaliland Mohamed Ibrahim Qabyetire, Dr. Mohamed Warsame Ducaale, Dr. Saciid Dahir, Dr. Kosar Aideed, Mohamed Ali madoobe, madax ka tirsan haayada ARC, iyo aqoon yahan iyo wax garad badan oo ka soo jeeda gobolka Hawd.

fgrt

 

vfthvvfg

Diyaarinta qormada iyo sawirada

Dr. Kosar Aideed

Category