Xisbiga DF oo Ikea iyo Føtex ku dhaleeceeyay Ixtiraamka ay u hayaan Islaamka

DF kritiserer Ikae og Føtex for at vise hensyn til islamisk kultur.

 

Denmark (RH)-Dukaanka caanka ah ee iibiya Alaabta guryaha ee Ikea iyo Suparmarket ka labaad ee ugu weyn Denmark Føtex ayaa labadii sanno ee ugu dambeeyay cadaadis iyo dhaleecayn kala kulmayey qaar ka mid ah macaamiishooda gaar ahaan kuwa taageera siyaasada kusaleysan naceybka ajanabiga iyo Islaamka.

Halkan ka dhageyso warbixintan uu soo jeedinaya Maxamed-kaafi Cali Muumin