Denmark:Heshiis miisaaniyadeedka 2020-ka oo alabaabada ufuraya shaqaalaha ajanabiga ah

Finansloven 2020 åbner døren for udenlandske højt kvalificeret arbejdskraft.

 

Kolding: (RH)-Xukuumadda Denmark iyo xisbiyada taageera ayaa ku heshiiyey in albaabada loo furo shaqaalaha xirfadlayaasha ah ee ka imanaya dibada dalka.

Xisbiyadu waxa ay aad uxiisaneyaan xirfadlayaasha soo dhameystay darajada koowaad ee jaamacada (Bachelor) ee ka imanaya dalalka ka baxsan Midowga Yurub.

Halkan hoose ka dhageyso warbixinta