30 sanno ayuu Wargeys ku Beecinayay Muqdisho

Anoo yar ayaan ku arki Jiray Cabdiraxman Isxaaq (Diimoow ) isgoyska Bar ubax oo uu wargeyska ku iibin jiray markaas waxaan Daganeyn Xaafada Xamar Jadiid .

Maanta ayuu Marti iigu ahaa Barnaamijka Bandhigga Sodon Guurada kasoo Wareegtay Markii Uu bilaabay iibinta Wargeyska ayaan ka wareystay ,Wali waxaa ka Muuqato shaqadiisa sida uu Daacad ugu yahay iyado Xiligaan wargeysku Suuq Fiican ku lahyn Bulshada Dhexdeda Marka Loo Fiiriyo sidu ahaa Sagaashameeyadii ilaa labadii Kun.

Dhacdooyin halis galiyay ayu la kulmay Diimoow intii uu ku guda jiray iibinta wargeyska iyo wareejintiisa ilaahna waa ku soo amaansaday waqtiyadi adkaa ee lasoo maray Diimoowna uu Nolosha ka Dhex Raadinayay.

Barnaamijka kadib waxaan ka iibsanay qeyb kamid ah wargeyskii uu iibinayay si aan maalintiisa shaqo uga qayb qaadano

Aan isku caawino qofkasta  waxa uu kashaqeyo ee Ganacsi inaan ka iibsano si qof kasta ugu qanco shaqada uu hayo.

W/D:Maxamed Ciise Koonaa

Category