Denmark: Tirada dadka u geeryoodey COVID-19

RH: 123 qof ayaa ilaa hada ugeeryoodey 

525 Ayaa cisbitaalada loo dhigey ilaa shaley shanqof ayaa bogsadey oo cisbitaalka laga saarey.

153 qof ayey xaaladoodu liidataa oo ku jira qeybta gargaarka degdega ah

138: ayaa aan neefsan karin oo uu ku xidhanyahey qalabka neefta ka caawiya sambabka.

 

1.089 qof ayaa la xaqiijiyey oo kabogsadey xanuunka ilaa hada .

Xaalada dadka u geeryoonaya xanuunka ayaa labadii todobaad ee u dambeeyay u socodta si degan oo aan sareynin.

Category