UK: 39 qof oo mayd ah ayaa laga helay gaadhi Xamuul oo konteyner ah.

RH: Kolding: Baabuurkan meydku saarnaa ayaa laga helay goob ku taala Greys UK xaley saacadu markay aheyd 01:40 daqiiqo ,Baadhitaan ayuu durbadiiba booliisku galey waxaana hada kiiska loo xidhay nin 25 jir ah oo u dhashey waqooyiga Irland sida uu sheegay taliyihii hawlgalinta booliiska mr.Andrew Mariner.

 

 

Category