Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Ka Soo-Saartey Xeerka Furista Ururada Siyaasada

Hargeysa(RH):-Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa maanta qaraar ka soo-saartey murankii ka taagnaa dhaqangalka Xeerka Furista Ururada Siyaasada Somaliland ee Xeer Lr 14.

Maxkamaddu waxa ay ka garnaqday arjiga ku taariikhaysan 02/01/2022 ee ay Maxkamadda usoo gudbiyeen muwaadiniin ka kooban 24 xubnood ujeeddadiisuna tahay dacwad dastuuri ah oo ku saabsan dhaqangelinta Xeer Lr.14/2011 iyo furista ururrada siyaasada Jsl

sidoo kale Maxkamadda Sare ee Dastuurka JSL waxay guud ahaan laashay dacwadii ay u soo gudbiyeen xildhibaano ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland

Maxkamada Sare ee Somaliland waxay sheegtey inuu in Xeerka Furista Ururada Siyaasada Somaliland ee Xeer Lr 14. Uu dhaqan-galyahay Ururraduna ay  Furan yihiin.

 

dd

 

dfdgdfvbg

 

Category