Sawirro: Wafti ka Socda Dalka Malawi Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa

Hargeysa(RH):-Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibedda dalka Malawi Eisenhower Mkaka, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Waftiga ayaa waxa ay qayb ka ah xubo ka tirsan barlamaanka dalka Malawi iyo Masuuliyiin kale waxaana garoonka Caalamiga ah ee Cigaal international Aiport ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Waftigan ayaa la filayaa in ay kulan la qaatan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Muuse Biixi Cabdi.

Wafdiga Malaawi ee tegay HargeysaWafdiga Malaawi ee tegay HargeysaWafdiga Malaawi ee tagay Hargeysa

 

Category