Somaliland Oo Maanta Hargeysa ka Mastaafurisay Xildhibaan Mustafe Dhuxulow

Hargeysa(RH)Xukuumadda Jamhuuriyadda  Somaliland, ayaa maanta  dalka ka mastaafurisay xildhibaan Mustafe Dhuxulow oo ka mid ah Xildhibaanada dalka Soomaaliya

 

er

Xildhibaanka ayaa shalay lagu xidhay Magaalada Hargeysa ka dib markii uu ka soo degey garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport, isagoo ka yimid magaaalada Muqdisho

 

Category