Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaniyada 2020

Hargeysa(RH):-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ansixiyay odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2021-ka.

rgt

Fadhigan Maanta ee Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa waxa Shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax

Miisaniyada dawladda Somaliland ayaa waxa ogolaaday todoba iyo labaatan mudane , Waxaana diiday shan mudane, Sagaal Xildhibaan ayaa ka aamusay Gudoomiyuhuna muu codayn Sidaasina waxaa ku dhaqangalay  Miisaaniyad sannadeedka 2021-ka.

Category