Sawirro: Gobolka Nogob oo ku guuleystay koobka DD Soomaalida

Jigjiga (RH)-Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deeganka Soomaalida, waxaa ku soo dhammaaday tartanka kubadda cagta oo markii 11aad ay tahay oo la qabto tartanka.

Cayaartii ka dambeesta ahayd waxa ay dhexmartay kooxda xulka kubadda cagta ee Gobolka Nogob kadib markii 2 iyo 1 uga badisay kooxda xulka gobolka Afdheer.

Madaxwayne kuxigeenka DDS, Ibraahim Cusmaan Faarax ayaana abaalmarintii loogu talo'galay guddoonsiiyay kooxda kubadda cagta ee Gobolka Nogob ee tartankan ku guulaysatay kooxda Gobolka Afdheer oo kaalinta labaad galay iyo kooxda kubadda cagta Gobolka Jarar oo ku guulaysatay kooxda ugu anshaxa wanaagsan.

Kooxda Nogob oo guuleysatayNogobNogobNogob oo ku guuleystay Gobolka Nogob oo ku guuleystay koobka DD Soomaalida

Radio Hormuud

Studio 4

Jigjiga

Category