War Deg-deg ah:- Madaxweynaha Somaliland Oo loo Kordhiyey 2 Sano

Hargeysa(RH):-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland oo uu shir-gudoominayay Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan  ayaa fadhigoodii maanta mudo 2 sano ah u kurdhiyey mudo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Xukuumadiisa.

Sidoo kale golaha guurtida Somaliland ayaa iyguna mudo xileedkooda mudo 5 sano ah kordhistey

Fadhigan maanta ee Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ka soo xaadirey 74 mudane.

Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa cod gacan-taag ah ku meel-mariyey in muddo kordhin laba sannadood ah loo sameeyo Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi, iyo mudo kordhintooda shan sanno ah

 

 

Category