DHAGEYSO:Sheekada Hooyo carruur yaryar oo ay dhashey inta ay guri kusii xidhey dalxiis aadey.

Houston RH) Halkan Hoose ka dhageyso warbixin ku saabsan dacwad loo heysto hooyo carruur ay dhashay ku xirtey guri, iyadiina iska aaday Dalxiis.