RH: Waxay ahayd wax aan sax ahayn markii 2020, wasaaradda socdaalka iyo isdhexgalka ay dhalashada Danishka kala noqotay haweeney sanado ka hor u safartay Suuriya si ay ugu biirto dowladda Islaamiga ah.
Maxkamadda sare ayaa go’aamisay Arbacadii todobaadkii hore.